Daawo Wareysi Gaar Ah Oo Aan La Yeelannay Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya Sheeko:Dalka Goobjoog ayaa wareysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya waxa ay la yeelatay Ben Fender oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya. Wareysigan ayaan wax badan kaga weydiinnay arrimaha ku aaddan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweynaha Puntland Oo u Digay Somaliland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa Somaliland uga digay daan-daansi uu sheegay iney ka waddo deegaanno ka mid ah gobolka Sanaag. Waxa uu sheegay madaxweyne Dani in ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeybgalaya Magaalada Kampala, Uganda Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxda dalalka Uganda, Koonfur Afrika, Tanzania…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay Taliyahii ciidanka daraawiishta Puntland Jeneraal Cabdi Shukri C/laahi Xuseen ayaa warqad uu isku casilayo waxa uu maanta u gudbiyey madaxweynaha maamulkaasi. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegeyaan in sababta…
6 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Ka Ogaw Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Bisha Febraayo Iyo Ciyaaraha Dalka sida caadiga warbhaainta Goobjoog waxa ay marwalbo idin soo gudbisaa dhacdooyinka kala duwan ee wadanka gaar ahaan isboortiga Soomaaliya,bishii lasoo dhaafay Febraayo 2019 waxaa dhacay dhacdooyinka kala gedisan waxaana warbixinta soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Kuwo Ajaaniib Ah Oo Howlgal Ka Fuliyey Deegaanno Al-shabaab Ka Joogeen Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwo ajaaniib ah ayaa xalay waxa ay howlgal ka fuliyeen deegaannada Mubaarak iyo Daaru-salaam ee gobolka Shabellaha Hoose. Deegaannadan waxaa ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ku sugan ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyadoo xalay uu ku hoyday magaaladaasi. Wararka ay Goobjoog ka heleyso Kismaayo waxa…