Dhageyso: Bam Lagu Tuuray Suuq Ku Yaalla Deegaanka Goof-gaduud Buurey Ee Baay Sheeko:Arrimaha Amniga Wararka ka imaanaya deegaanka Goof-gaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in suuq ku yaalla deegaankaasi oo ay ku sugnaayeen dad badan lagu tuuray Bam nooca gacanta laga gano… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka dhacay maleeshiyaad ku sugnaa waqooyiga magaaladaasi. Maleeshiyaadkan ayaa isku qabsaday dhul ku yaalla halkaasi, waxaana dagaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hordhaca Horyaalka-Kooxaha Mogadishu City Club Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 la leh xidigaha Gaadiidka waana kulamadoodii shanaad olalahan. Naadiga Mogadishu City Club Kulankii u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Africa Now Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kampala Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa In magaalada Kampala Lagu Soo gabagabeeyo shir madaxeedka madaxda Afrika Shirkan oo shalay ka furmay magaaladaasi ayaa waxaa ka qeybgalaya qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Dhexmaray Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Dhallinyarada Magaalada Kismaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhallinyarada u sheegay…