Kooxda Muqdisho City Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Gaadiidka Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha kubaada cagta Muqdisho City iyo Gadiidka ayaa wada dheelaya kulamadii 5aad horyaalka Somalia Premier Leagaue 2018-2019. Qeybta 1aad labada dhinac ayaa soo bandhigay ciyaar ku dheehan farsamo,balse xidigaha Mogadishu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in qarax lagu xiray gaari uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca loo yaqaan SURF…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM: Waxaan Dilnay Xubno Al-shabaab Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Huuley ee gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kooban oo kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaad Ugu Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Kulanka Kooxaha Horseed Iyo Dekedda Kooxaha kubbadda cagta Horseed iyo Dekedda ayaa leh kulanka ugu xiisaha badan todobaadkii lixaad horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. Xidigaha Horseed kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay 2-0…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laftagareen “Waxaa Socda Qorshe Al-shabaab Looga Xoreynayo K/galbeed” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed C/casiis Laftagareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay wadaan qorsheyaal amni oo deegaannada maamulkaasi looga saarayo Al-shabaab. Wuxuu sheegay in Al-shabaab haddii aan la iska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Shacab Waxyeello Kasoo Gaartay Duqeyn Ay Ciidanka Kenya Ka Fuliyeen Ceel-waaq, Gedo Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dhibaato ay u geysteen dad shacab ah oo ku dhaqan degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo iyo deegaanno ku dhow degmadaasi. Diyaaradaha dagaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Ammaanka Deegaannada Hirshabelle Siyaasiyiinta ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyey ammaanka guud ee deegaannadaasi. C/raxmaan Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu sheegay in aan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Hoggaaminta iyo Mas’uuliyad Wadareedku WaaTiirarka Ugu Muhiimsan ee Isbeddelka” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey shirkii Africa Now ee ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr…