Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Farmaajo Iyo Geelle Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Safaaradda Jabuuti Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cali Shiine Oo Baydhabo Kawada Kulamo Lagu Horomarinayo Xiriirka Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed. Guddomiye ku Xigeynka 1-aad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) ayaa shalay gelinkii danbe gaaray Magaalada Baydhabo ee Maamul Goboleedka KOONFUR GALBEED. Qorshaha safarka waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Sh/dhexe Dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in ay qaab beeleed u abaabulan yihiin ayaa ka socda deegaanno hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararku waxay sheegayaan in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Dadaal Ku Bixinaya Horomarinta Xiriirada Maamul Goboleedyada Waxaa socda dadaallo aan kala joogsi lahayn oo lagu doonayo in lagu horumariyo ciyaaraha kubadda cagta ee maamul goboleedyada. Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo ay ka go’an tahay sarre u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Geelle Oo Khudbad u Jeedinaya Xildhibaannada BFS Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku yeelanay maanta dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, sida lagu wargeliyey mudanayaashan. Ulajeedka kulankan ayaa ah khudbad uu madaxweynaha Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Waddooyinka Oo Maalintii Labaad Oo Xiran Ciidamada ammaanka ayaa maalintii Labaad waxa ay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho iyadoo amnigana uu yahay mid aad loo adkeeyey. Waxaa waddooyinkan loo diidayaa iney isticmaalaan gaadiidka shacabka, iyadoo la arkayo…