Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka Ka Socda Xeraalle, Galgaduud Sheeko:Arrimaha Amniga Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo xalay ka bilowday deegaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud, kaasi oo illaa iyo haatan socda. Dagaalkan ayaa la sheegayaa inuu u dhaxeeyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Mudanayaal Aqalka Sare Ah Oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadee diray beello walaalo ah oo isku haya deegaanno hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa mudanayaashan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa shalay waxa uu dib uga bilowday deegaanka Buurdheere oo hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalkan oo aad u xooganaa ayaa sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Dhanaane, Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay isaga baxeen askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Wararku waxay sheegayaan in Al-shabaab ay degeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Deegaanka Xeraalle Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed deegaankaasi kasoo wada jeeda. Xalay saq dhexe…