Natiijo-Kooxd Mogadishu City Club Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaartay Madbacada Qaranka Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha kubbadda cagta #Madbacada Qaranka iyo Muqdisho City Club ayaa wada dheelay kulan ka tirsanaa horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar aad u saraysa waxaana… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Xilligan Keenay Xiriirka Cusub Ee Somaliland Iyo Eritrea? Wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa isniintii shalay soo gaadhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftiga ayaa ku sugnaan doona Somaliland muddo saddex maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Kenya Oo Faarujiyey Deegaan Ka Tirsan Gobolka Gedo Ciidamada Kenya ayaa maanta waxa ay isaga baxeen deegaanka Busaar ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in ciidankan ay aadeen dhanka degmada Ceel-waaq, waxaana halkaasi durba la wareegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Qeybdiid “Hala Joojiyo Dagallada Xeraale Iyo Cadalle” Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo dagaallada ka socda deegaanka Xeraale, Galgaduud iyo sidoo kale deegaannada hoostaga degmada Cadalle ee gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Orodyahanadii Guusha U Soo Hooyay Soomaaliya Oo Muqdisho Loogu Qabtay Kulan Dhirii Gelin Iyo Bogaadin Ah Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa kulan bogaadin iyo hambalyo ku aadaneyd guushii Ciyaartooyda xulka qaranka ciyaaraha Fudud ku qabtay caasimada Muqdisho,iyagoo fariimo kala duwan u diray macalimiintii iyo xidigihii soo hooyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeraale Oo Deggan Wrarka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa ku warammaya in xaalad deganaansho ah ay ka jirto halkaasi oo shalay dagaal xooggan uu ka dhacay. Sida ay inoo xaqiijiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Kheyre “Qof aan mushaarkiisa iyo xuquuqdiisa lasiin majirto” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay askar sheegtay in muddo Afar bil ah aanay qaadan wax mushaar ah. Wuxuu sheegay Kheyre in mushaarka iyo xuquuqda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Balcad Ee Gobolka Shabellaha Dhexe (Dhageyso) Dagala xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Al-shabaab ayaa la sheegay in Saddex jiho ay…