Maxay ku kala Baxeen Kooxaha Kubbadd Cagta Gaadiidka Iyo L.L.P Jeenyo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha kubbadda cagta Gaadiidka iyo L.L.P Jeenyo ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7-aad horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox kulanka waxa uu ahaa mid muhiim u ah waxaana… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Labo Arrin Oo Kalliftay In Ciidanka DFS Usoo Faarujiyaan Saldhigyadii Ay Ku Lahaayeen Sh/dhexe Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta isaga soo baxay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla gobolka Shabellaha Dhexe. Meelaha ay ciidamadan kasoo baxeen waxaa ka mid ah, degmada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo 25 jir ah, Kuwaas oo ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mas’uuliyiin loo xiray Musuq-maasuq Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabey laba mas’uul oo ka tirsanaa wasaaradda warfaafinta Somaliland. Labadan masu’uul ayaa kala ah, agaasimihii wasaaradda warfaafinta Dr. Cismaan Xuseen Warsame iyo agaasimihii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Horyaalka Soomaaliya: Jeenyo Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxaha kubadda cagta Jeenyo iyo Gaadiidka wada dheelindoon kulan ka tirsan hoyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2018-2019. L.L.P Jeenyo kulankii u danbeeyay horyaalka Somalia Premier League waxa ay guul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS: Doorashada Galmudug Waxay Dhacaysaa Waqtigii Loogu Talagalay Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay mowqifkeeda ku aaddan doorashooyinka Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka wasaaraddan oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa sheegay in doorashadaasi ku dhici…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka: Ma Jirto Shacab Aan Ku Dilnay Duqeymaha Aan Ka Fulinno Soomaaliya Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warbixin dhowaan ay soo saartay hay’adda Amnesty International, taasi oo ay ku sheegtay in duqeymaha Maraykanka ka fuliyey Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adaha Ammaanka Oo Sheegay Iney Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Al-shabaab Ah Sida lagu baahiyey warbaahinta dowladda, ciidamada ammaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen sarkaal la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab. Waxaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Sababta Ciidanka Kenya Uga Baxeen Deegaanka Busaar Ee Gedo Saraakiisha ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyey sababta ay ciidanka Kenya uga baxeen deegaanka Busaar ee gobolkaasi. Korneel Warfaa…