Shir Looga Hadlayey Awooddaha Heerarka Dowladda Oo La Soo Gabagabeeyay Sheeko:Dalka Shirkaan oo sadaxdii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya waxa diirada lagu saaray… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomiyay Shirka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BFS waxaana Kulanka ka qeyb galay gudddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee kaga aaddan dib-u-eegista dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay uga qayb qaadan karaan geedi socodka dib-u-eegista dastuurka, waxana soo qaban qabanqaabiyay Xarunta Ifiye oo gaashaneysa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoorayaal Soomaaliyeed Oo Kasoo Muuqday Is Reeb Reebka Afcon U-23 Afar ka mid ah garsoorayaasha heerka caalami ee kubbadda cagta Soomaaliya ayaa dhex dhexaadiyay kulan ciyaareed ka tirsanaa is reeb reebka koobka is reeb reebka ciyaaraha African Cup of Nation…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Oo Ciyaar Xiiso Badan La Qaadanaysa Dhigeeda Jazeea Sports Club Kulan Ka Tirsan Horyaalka Kooxda horyaalka Somalia Premier League difaacanaysa labadii sano lasoo dhaafay ee Dekedda ayaa kulan ciyaareed adag la leh dhigeeda Jazeera Sports Club. Dekeda Football Club Kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kismaayo-Kooxaha Koban Iyo Kaneva Oo Bar Bardhac Ku Kala Baxay Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee Sera (B) da horyaalka Kooxaha Jubbaland ayaa waxaa wada Ciyaaray kooxaha Koban Iyo Kaneva waxayna ciyaartaas ka dhacday garoonka Waamo. Ciyaar adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Falanqeyn Ku Saabsan Mushaar La’aanta Ay Ka Cabanayaan Qaar Ka Mid Ah Ciidanka DFS Waxaa soo badanaya askarta ka tirsan xoogga dalka ee ka cabanaya mushaar la’aan muddo Afar bil ah. Ciidanka ka howlagala gobollada Sh/hoose iyo Sh/dhexe ayaa waxay sheegeen ineysan mushaar iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Buulo Mareer, Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha…