DFS Oo u Yeertay Safiirka Soomaaliya ee Switzerland Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud. Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ku Xigeen Ku Dhintay Weerarkii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Wasiir ku xigeenkii wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintey weerarkii ay manta Al-shabaab ku qaadeen xarunta wasaaraddan ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Ciyaartooyda Kooxda Heegan Ka Dhaheyn Gushii Ay Ka Gaareyn Horseed Sports Club Kooxaha Horseed iyo Heegan ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7aad horyaalka Somalia Premier Legaue xil ciyaareedka 2018-2019. “Waxaan luminay fursad aan hogaanka ku qaban laheyn waxaan xooga saaraynaa in aan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rag Hubeysan Oo Ka Dhex Dagaallamaya Xarunta Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay albaabka hore ee xarunta wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, taasi oo ku dhow isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Sida ay inoo sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan loona adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Labo Sano Kadib Ma Ahayn In DFS Bilowdo Tirakoobka Ciidanka” Sidaa Waxaa Yiri.. Sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya mas’uuliyad ay ka saaran tahay bixinta mushaaradka ciidanka gadooday. Cabdi Maxamed Jaamac oo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Ayeey Culimada Soomaaliyeed Uga Qeyb Qaadan Karaan Dib u Heshiisiinta? Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dood ku saabsan sida ay culimada Soomaaliyeed uga qeyb qaadan karaan dib u heshiisiinta dalka. Waxaa dooddan ka qeybgalaya Sheekh Cabdi Xayi, Sheekh Bashiir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Sheegtay Iney Qabatay Sarkaal Al-shabaab Ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay ciidanka ammaanka ka sameeyeen magaalada Muqdisho 21-kii bishan ku qabteen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Warbaahinta dowladda ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Indha Qarshe “Askariga Aan Damiirka Lahayn Kuma Harayo Ciidanka Xoogga Dalka” Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe, taiyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda ay go’aan ku gaartay dib u habeynta iyo dayeenta ciidanka xoogga, islamarkaana aan la aqbali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Heshiis Kala Saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan ay kala saxiixdeen Soomaliya iyo Turkiga ayaa ku saabsan…