Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Dalka Hal qof ayaa ku dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay isgoyska Taleex, agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho. Darawalka gaari Noah ayaa halkaasi ku dhintay,… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxda Dalka Iyo Siyaasiin Oo Kulamo Dhiira Galin Ah La Yeeshay Aabaha Akram Afif Oo Bishii Febraayo Xulka Qatar Kula Guulaystay Koobka Qaramada Qaarada Aasiya Magaalada Doxa ee dalka Qatar waxaa ku kulmay ciyaartooydii hore Soomaaliya Xasan Cafif Yaxya (Faraska Cad) Bashir Fox Mohamed iyo safiirkii hore Soomaaliya ee u fadhiyay dalka Kenya iminkana ah…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Guul-darradiisa iyo Ka Adkaashiyo La’aanta Al-shabaab Dusha Ka Saaray Xoogga Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo shalay oo isniin aheyd kormeel ku tagay dugsiga Janaraal Goordon iyo taliska guud ayaa khudbad uu halkaasi ka jeediyey isaga fogeeyey guul-darradiisa amniga, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Saxiixay lahaanshiyaha Cadowga Israel Ee Golan Madaxweynaha Mareykanka Donald John Trump ayaa shalay oo isniin aheyd waxaa uu saxiixay lahaanshiyaha cadawga Israel ee buuraleyda Golan. Waxaa agtiisa taagnaa ra’iusl wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu. Trump oo hadlay saxiixa…