Ciidanka Kenya Oo Burburiyey Goobo Ay Leedahay Shirkadda Hormuud, Waa Gabboodfal Joogta Ah. Sheeko:Dalka Waxaa xalay la gubey xaruntii Shirkadda Hormuud Telecom ee Tuulada Jaldeys oo ka tirsan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Ma jiro wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay duqeynta,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Ee Dhadhaab, August Sanadkan Dowladda Kenya ayaa qorsheyneysa iney xirto xerada qaxootiga ee Dhadhaab bisha August ee sanadkan. Waa xero qaxooti midda ugu weyn caalamka, waxaana ku jira in ka badan 230,000 oo ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Farmaajo Oo Furay Kalfadhiga 5aad Ee Golaha Shacabka, Kana Hadlay Arrimo Badan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Xisbiyo Qaran Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Amni Ee Soomaaliya Qaar ka mid ah xisabiyada qaran ee Soomaaliya gaar ahaan xisbiyada kala ah: HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir, ayaa qoraal wadajir ah kasoo saaray xaaladda amni ee Muqdisho iyo ciidamada gadooday.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad isugu jiro Ciidan iyo Maleeshiyo oo la xukumay. Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa kuwada xukuntay min (8)-Sideed sano oo xabsi ciidan ah Maxamed Cali Cabdi Cali, Maxamed Cismaan Camaleey, Cabdifitaax Cali Cabdullaahi, Axmed Cabdi Rooble …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiga C/rashiid Gaas: Axmed Madoobe Mar Kale Inuu Soo Noqduu Rabaa Siyaasi C/rashiid Macallin Gaas oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland ayaa sheegay in aanay rajo wanaagsan ka qabin doorasho xalaal ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Sheegtay In Golan Tahay Dhul Ay Leedahay Suuriya Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan oo ah in dhulka buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa’iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay dhowaan xireyso xerada qaxootiga Dhadhaab oo ah midda ugu weyn ee xeryaha qaxooti caalamka, waxaana ku nool kumanaan qof oo u badan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DFS Oo Sheegtay Iney Qabatay Sarkaal Al-shabaab Ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose. Warbaahinta dowladda ayaa shaacisay in sarkaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kalfadhiga Shanaad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Shanaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib fasax ay xildhibaannadu ku maqnaayeen. Waxaa la filayaa in furitaanka Kalfadhigan…