Hordhaca Horyaalka Somaaliya-Yaa Guulo Badan Kooxaha Heegan VS Dekedda Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda ciidan booliska Soomaaliyeed ee Heegan ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Dekedda oo ah naadiga difcaanaysa horyaalka labadii xili ciyaareed lasoo dhaafay wuxuuna kulan u yahay labada dhinac kulamadoodii 8-aad horyaalka… 3 daqiiqo