Duqa Muqdisho: Waxaa Bilowday Howlgalo Lagu Sugayo Amniga Caasimadda Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Injineer Yariisow) oo sabtidii shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirar maalmahan ay kula jireen Madaxda Qaranka lagu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Degdegga Ahaa Ee Wasiirada DFS Ka Yeesheen Amniga Muqdisho? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar ahaan sugidda amniga Muqdisho. Goloha wasiirrada ayaa shirka aad ugu falanqeeyay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Degmada Guriceel Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa saakay waxa uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmadaasi, sidoo kalena wuxuu ku faafay dabkan xarumo kale ganacsi oo halkaasi ku yaalla. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahin Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegayaan…