Guddoomiye Cali Shiine Oo Baydhabo Kawada Kulamo Lagu Horomarinayo Xiriirka Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed. Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddomiye ku Xigeynka 1-aad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) ayaa shalay gelinkii danbe gaaray Magaalada Baydhabo ee Maamul Goboleedka KOONFUR GALBEED. Qorshaha safarka waxa uu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Sh/dhexe Dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in ay qaab beeleed u abaabulan yihiin ayaa ka socda deegaanno hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararku waxay sheegayaan in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Dadaal Ku Bixinaya Horomarinta Xiriirada Maamul Goboleedyada Waxaa socda dadaallo aan kala joogsi lahayn oo lagu doonayo in lagu horumariyo ciyaaraha kubadda cagta ee maamul goboleedyada. Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo ay ka go’an tahay sarre u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Geelle Oo Khudbad u Jeedinaya Xildhibaannada BFS Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku yeelanay maanta dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, sida lagu wargeliyey mudanayaashan. Ulajeedka kulankan ayaa ah khudbad uu madaxweynaha Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Waddooyinka Oo Maalintii Labaad Oo Xiran Ciidamada ammaanka ayaa maalintii Labaad waxa ay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho iyadoo amnigana uu yahay mid aad loo adkeeyey. Waxaa waddooyinkan loo diidayaa iney isticmaalaan gaadiidka shacabka, iyadoo la arkayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Samatar Iyo Cigaal Oo Sanado Badan Kadib Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid Fanaaniinta caanka ah ee Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo muddo dalka ugu dambeysay. Cigaal oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay inuu aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahan Idiris Sheekh “Safarkii Kheyre Ee Kismaayo Mid Fashil Buu Ahaa” (Dhageyso) Aqoonyahan Idiris Sheekh Xasan Faarax oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa sheegay in shirkii kusoo dhammaaday Kismaayo ee Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa safarka ku wehlinaya madaxweyne Geelle…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Oo Billado Dahab ah kasoo Hooysay Tartan Caalami ah Ciyaartoyda Xulka qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha Fudud ee lagu qabtay dalka Djibouti, waxayna kala soo hoyden laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Waxaa maanta xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo waddooyinkaasi lagu arkayo ciidamo badan oo dowladda federaalka Soomaaliya ah. Waddooyinka wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ayaa ah meelaha ay ciidamo xireen,…