Laftagareen “Waxaa Socda Qorshe Al-shabaab Looga Xoreynayo K/galbeed” Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed C/casiis Laftagareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay wadaan qorsheyaal amni oo deegaannada maamulkaasi looga saarayo Al-shabaab. Wuxuu sheegay in Al-shabaab haddii aan la iska… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Shacab Waxyeello Kasoo Gaartay Duqeyn Ay Ciidanka Kenya Ka Fuliyeen Ceel-waaq, Gedo Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dhibaato ay u geysteen dad shacab ah oo ku dhaqan degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo iyo deegaanno ku dhow degmadaasi. Diyaaradaha dagaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Ammaanka Deegaannada Hirshabelle Siyaasiyiinta ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyey ammaanka guud ee deegaannadaasi. C/raxmaan Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu sheegay in aan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Hoggaaminta iyo Mas’uuliyad Wadareedku WaaTiirarka Ugu Muhiimsan ee Isbeddelka” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey shirkii Africa Now ee ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Bam Lagu Tuuray Suuq Ku Yaalla Deegaanka Goof-gaduud Buurey Ee Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Goof-gaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in suuq ku yaalla deegaankaasi oo ay ku sugnaayeen dad badan lagu tuuray Bam nooca gacanta laga gano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka dhacay maleeshiyaad ku sugnaa waqooyiga magaaladaasi. Maleeshiyaadkan ayaa isku qabsaday dhul ku yaalla halkaasi, waxaana dagaalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hordhaca Horyaalka-Kooxaha Mogadishu City Club Iyo Gaadiidka Oo Leh Kulan Adag Kooxda Mogadishu City Club ayaa kulan xiiso badan oo ka tirsan horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 la leh xidigaha Gaadiidka waana kulamadoodii shanaad olalahan. Naadiga Mogadishu City Club Kulankii u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Africa Now Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kampala Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa In magaalada Kampala Lagu Soo gabagabeeyo shir madaxeedka madaxda Afrika Shirkan oo shalay ka furmay magaaladaasi ayaa waxaa ka qeybgalaya qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Dhexmaray Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Dhallinyarada Magaalada Kismaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhallinyarada u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo Wareysi Gaar Ah Oo Aan La Yeelannay Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya Goobjoog ayaa wareysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya waxa ay la yeelatay Ben Fender oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya. Wareysigan ayaan wax badan kaga weydiinnay arrimaha ku aaddan…