Meydka Wasiir Xoosh Oo Maanta Lagu Aasayo Muqdisho Sheeko:Dalka Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laga soo dejiyo Meydka Marxuum C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Allaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Askari Ka Tirsan Ciidanka DFS Oo Haweeney Ku Dilay Deegaanka Ceel-macaan, Sh/dhexe Askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta deegaanka Ceel-macaan ee gobolka Sh/dhexe ku dilay haweeney la sheegay iney ka shaqeynaysa Maqaayad Halkaasi ku taalla. Naciimo Axmed Cali oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barakacayaal Hor Leh Oo Soo Gaaray Deegaanka Garasbaaley Maamulka deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in loo soo gurmado qoysas hor leh oo ku barakacay deegaankaasi. Maxamuud Xaashi Cali, guddoomiyaha waaxda Koowaad ee Garasbaaley oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Wada Deegaanka Buulo-mareer, Sh/hoose Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta howlgal ballaaran ka wadaan deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabellaha Hoose. Ciidanka ayaa ku faafay qaar ka mid ah xaafadaha deegaankan, balse lama…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Dhimista Ciidankeenna Ma Saameyn Doonto Soomaaliya. Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa General Thomas D Waldhauser ayaa sheegay in qorshaha Mareykanku ku doonayo inuu dhimo ciidankiisa qaaradda jooga aysan saameyn ku yeelan doonin hawl-gallada lagula dagaallamayo argagixisada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Carabey “Galmudug Iyo DFS Khilaaf Kama Dhaxeeyo” (Wareysi) Maxamed Xaashi Carabey, madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa sheegay in aanu xilligan jirin khilaaf ka dhaxeeya maamulka Galmudug gaar ahaan garabkooda iyo sidoo kale dowladda federaalka Soomaaliya. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shariif Roobow “Dowladda Ayaa Dayacday Amniga Muqdisho” Korneel Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ah ayaa ku eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya iney dayacday amniga guud ee magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Koronto Wiil Dhallinyaro Ah Ku Dishay Magaalada Muqdisho Dadka ku dhaqan degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa saakay kusoo kacay meydka wiil dhallinyaro ah oo ku jiray luuq aad u ciriir ah oo ku yaalla wadada Makka Al-mukarrama…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Loo Saaray Aaska Meydka Wasiir Xoosh Jibriil Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u diyaariya wasiir C/raxmaan Xoosh Jibriil oo shalay ku geeriyooday Dubai. Xubnaha Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Faah Faahin Laga Helayo Qarax Xalay Ka Dhacay Muqdisho Qarax Miino ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhabarka dambe guri ay deganaayeen dad rayid ah oo ku yaalla xaafadda warshadda taraqa iyo sigaarka ee wadada Warshadaha, magaalada…