Ku Dhowaad 100 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgallo Laga Sameeyey Gaalkacyo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland ayaa sameeyey howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo ammaanka, waxaana lagu soo qabtay ku dhowaad 100 qof oo dhallinyaro u badan. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Puntland Cismaan Xasan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Qoysas Kasoo Cararay Al-shabaab Oo Soo Gaaray Deegaanka Awdiinle, Baay Boqolaal qoys oo kasoo barakacay deegaanno ka mid ah gobolka Baay ayaa gaaray deegaanka Awdiinle ee gobolkaasi. Cali Xuseen Cali oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la hadlay Goobjoog wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxkamadda Garbahaarey Oo Dil Ku Fulisay Nin Kufsaday Haweeney Kadibna Dilay Maxkamadda degmada Garbahaarey ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu kufsaday haweeney kadibna uu dilay. Aadan Siraad Maxamuud oo ah guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Farmaajo Ee Addis Ababa Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle, waxayna kusii jeedaan magaalada Addis Ababba kadib casuumaad uu ka helay Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Al-shabaab Wey Daciifeen” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awoodda Al-shabaab ay daciiftay islamarkaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka. “Way daciifeen Tabar badan malahan, waxaaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Khadiijo Diiriye “Looma Dulqaadan Karo Labadii Gole Ee Baarlamaanka Oo Aan Shaqo Wadaag Ahayn” (Dhageyso) Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa codsatay in la xalliyo tabashada ka dhex jirta Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah. Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo hadal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Haweenka Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirweynaha qaran ee Haweenka Soomaaliyeed, kaasi oo a soo qaban-qaabisay wasaaradda haweenka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgalay xildhibaanno, wasiirro, duqa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo sidoo kale kuwa uu hoggaaminayey Korneel Faysal Falaalug ayaa maanta ka dhacay degaanno ka tirsan gobolka Sool. Ciidamada Falaalug ayaa jidka u galay kolonyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubno Al-shabaab u Qaabilsanaa Dilalka Qorsheysan Oo Lagu Soo Bandhigay Degmada Wadajir Maamulka degmada Wadajir iyo taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa saldhigga degmadaasi waxay kusoo bandhigeen Saddex nin oo la sheegay iney Al-shababa u qaabilsanaayeen dilalka qorsheysan iyo sidoo kale kala gudbinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dil Ka Dhacay B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa xaafadda Howlwadaag ee B/weyne…