Akhriso: Tirada Dadkii Waxyeellada Kasoo Gaartay Weerarkii Muqdisho Sheeko:Dalka Al-shabaab ayaa xalay waxa ay magaalada Muqdisho ka fuliyeen qarax xooggan iyo sidoo kale weerar toos ah. Qaraxan ayaa ka dhacay maqaayadda Hilaac UK oo ku dheggan Hotelka Makka Al-mukarrama… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowlad Goboleedyada Qaar Oo Ka Hadlay Weerarkii Muqdisho Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland,Koofur galbeed iyo Jubbaland, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii Xalay ka dhacay Muqdisho. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Gobolka Hiiraan Diyaarado dagaal ayaa xalay waxa ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, kuwaasi oo ay ku sugnaayeen xubno ka mid ah Al-shabaab. Sida ay goob joogayaal sheegeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rasaas Ka Socota Goobtii Xalay Qaraxa Lagu Weeraray Xubno ka mid ah Al-shabaab ayaa la xaqiijiyey iney ka dhex dagaallamayaan dhisme ku yaalla wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho kuna dhow Hoteelka Makka Al-mukarrama, kuna dheggan Hilaac UK.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Kufsigii Iyo Dilkii Loo Geystay Caa’isha Ilyaas? Golaha Wasiirrada XFS ayaa shirkoodii ay yeesheen oo uu shir guddoominayay ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxay ku cambaareeyeen falkii lagu kufsaday laguna dilay Caa’isha Ilyaas oo ahayd gabar 12 sano…