Kulan looga hadlayay doorka dhallinyarada ee kaga aaddan dib-u-eegista dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay Sheeko:Dalka Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay aqoon is weydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay uga qayb qaadan karaan geedi socodka dib-u-eegista dastuurka, waxana soo qaban qabanqaabiyay Xarunta Ifiye oo gaashaneysa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoorayaal Soomaaliyeed Oo Kasoo Muuqday Is Reeb Reebka Afcon U-23 Afar ka mid ah garsoorayaasha heerka caalami ee kubbadda cagta Soomaaliya ayaa dhex dhexaadiyay kulan ciyaareed ka tirsanaa is reeb reebka koobka is reeb reebka ciyaaraha African Cup of Nation…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Kubbadda Cagta Dekedda Oo Ciyaar Xiiso Badan La Qaadanaysa Dhigeeda Jazeea Sports Club Kulan Ka Tirsan Horyaalka Kooxda horyaalka Somalia Premier League difaacanaysa labadii sano lasoo dhaafay ee Dekedda ayaa kulan ciyaareed adag la leh dhigeeda Jazeera Sports Club. Dekeda Football Club Kulankii u danbeeyay horyaalka waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kismaayo-Kooxaha Koban Iyo Kaneva Oo Bar Bardhac Ku Kala Baxay Kulan ka mid ah kulamada heerka labaad ee Sera (B) da horyaalka Kooxaha Jubbaland ayaa waxaa wada Ciyaaray kooxaha Koban Iyo Kaneva waxayna ciyaartaas ka dhacday garoonka Waamo. Ciyaar adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Falanqeyn Ku Saabsan Mushaar La’aanta Ay Ka Cabanayaan Qaar Ka Mid Ah Ciidanka DFS Waxaa soo badanaya askarta ka tirsan xoogga dalka ee ka cabanaya mushaar la’aan muddo Afar bil ah. Ciidanka ka howlagala gobollada Sh/hoose iyo Sh/dhexe ayaa waxay sheegeen ineysan mushaar iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Buulo Mareer, Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay ku kala Baxeen Kooxaha Kubbadd Cagta Gaadiidka Iyo L.L.P Jeenyo Kooxaha kubbadda cagta Gaadiidka iyo L.L.P Jeenyo ayaa wada ciyaaray kulamadoodii 7-aad horyaalka Somalia Premier League kol ciyaareedka 2018-2019. Labada koox kulanka waxa uu ahaa mid muhiim u ah waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Labo Arrin Oo Kalliftay In Ciidanka DFS Usoo Faarujiyaan Saldhigyadii Ay Ku Lahaayeen Sh/dhexe Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta isaga soo baxay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla gobolka Shabellaha Dhexe. Meelaha ay ciidamadan kasoo baxeen waxaa ka mid ah, degmada…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo 25 jir ah, Kuwaas oo ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mas’uuliyiin loo xiray Musuq-maasuq Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabey laba mas’uul oo ka tirsanaa wasaaradda warfaafinta Somaliland. Labadan masu’uul ayaa kala ah, agaasimihii wasaaradda warfaafinta Dr. Cismaan Xuseen Warsame iyo agaasimihii…