Xeraale Oo Deggan Sheeko:Arrimaha Amniga Wrarka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa ku warammaya in xaalad deganaansho ah ay ka jirto halkaasi oo shalay dagaal xooggan uu ka dhacay. Sida ay inoo xaqiijiyeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Kheyre “Qof aan mushaarkiisa iyo xuquuqdiisa lasiin majirto” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay askar sheegtay in muddo Afar bil ah aanay qaadan wax mushaar ah. Wuxuu sheegay Kheyre in mushaarka iyo xuquuqda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Balcad Ee Gobolka Shabellaha Dhexe (Dhageyso) Dagala xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Al-shabaab ayaa la sheegay in Saddex jiho ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaalka Ka Socda Xeraalle, Galgaduud Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo xalay ka bilowday deegaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud, kaasi oo illaa iyo haatan socda. Dagaalkan ayaa la sheegayaa inuu u dhaxeeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Mudanayaal Aqalka Sare Ah Oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Sh/dhexe Mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadee diray beello walaalo ah oo isku haya deegaanno hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Waxaa mudanayaashan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa shalay waxa uu dib uga bilowday deegaanka Buurdheere oo hoostaga degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalkan oo aad u xooganaa ayaa sababay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Dhanaane, Sh/hoose Xarakada Al-shabaab ayaa dib ula wareegay deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay isaga baxeen askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka. Wararku waxay sheegayaan in Al-shabaab ay degeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Socda Deegaanka Xeraalle Ee Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Xeraalle ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyo beeleed deegaankaasi kasoo wada jeeda. Xalay saq dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Farmaajo Iyo Geelle Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Safaaradda Jabuuti Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya.…