Cadnaan Cilmi Boqore Oo Ku Guuleystay Kursigii Aabihii Sheeko:Dalka Doorashada ka dhacday magaalada Muqdisho, oo aheyd buuxinta kursi ka bannaanaa golaha shacabka ayaa waxaa ku guuleystay Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo ah wiilka uu dhalay xildhibaan horay loo dilay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Deegaanka Baladul Amiin Taliyaha Ururka 4-aad ee Danab Gaashaanle Cabdi raxmaan Sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa Faahfaahin ka bixiyay Howlgalo Ciidanka Xoogga Dalka ay kula wareegeen Deegaanka Baladul Amiin iyo deegaano kale. “Howlgalada sidii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aqriso Tirada Kooxda Muqdisho City Club Ee Qeybta Ka Ah Safka Xulka Qaranka Soomaaliya 2019 Ilaa 7 ciyaaryahan oo ka tirsan kooxda dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya sanada 2019 waxaana arintan si weyn usoo dhaweeyay maamulka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada Heer Faderaal iyo Goboleed Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Golaha Shacabka Oo Kulmay Kulankii sedexaad ee Guddiga joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa Sidoo kale Goob joog ahaa…