Amniga Oo Noqonaya Ajendaha Golaha Shacabka Ee Sabtida Soo Socota Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta sheegay maalinta sabtida ee taariikhda ku beegan tahay 6-da April uu goluhu ka doodi-doonno arrinta amniga. Mudane Mursal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdullaahi Jaamac Oo Usoo Gudbay Fiinaalka Orodka 1500 mitir Cayaaraha Da’yarta Olombikada Wadamada Soonka Shanaad Cayaaryahan Cabdullaahi Jaamac Maxamed ayaa usoo gudbay fiinaalka cayaaraha orordka 1500m mitir kadib markiiuu uu ka qayb galay isreereebreebka tartanka orodka. Ciyaaryahan Cabdullaahi oo 15 bishii hore March kaalinta koowaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Mursal oo sheegay in dhameystirka Dastuurka uu muhiim u yahay si dalka loo gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah Ugu horeyn hadal jeedinta guddoomiyaha golaha shacabka ee JFS oo lagu bilaabay kulanka guud ee golaha shacabka ayaa hadalkiisa ku bilaabay Xaaladda amni ee dalka iyo dhibaatooyinka kooxaha Argagaxisada ah…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cayaaraha Da’yarta Olombikada Zone 5 Oo Furmay Iyo Soomaaliya Oo Ka Qeyb Galaysa Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliyeed waxaa tartanka ku matalaya Xulalka qaranka kubadda Kolayga iyo ciyaaraha Fudud xidigaha Kubbadda kolyga ayaa ka qeyb galay tartanka 3×3,halka xidigaha ciyaaraha Fudud ay iyagana ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Joodax: Jidadka La Xirayo Waxaa Ay Dhibaato Ku Tahay Ganacsiga Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax oo kamid ah guddiga ganacsiga ee golaha shacabka ayaa sheegay in laamaha amniga ayna ka fiirsan xiridda wadooyinka Muqdisho, taaas badalkeeda waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faa’iso Cabdi “Booliiska Wuxuu Iga Diiday Inaan Dumar Ahay” (Video) Waxaa aad loo hadal hayey saacadihii lasoo dhaafay gabar Soomaaliyeed oo ciidanka Booliiska u maleeyeen iney tahay rag soo xirtay dharka dumarka, islamarkaana la geeyey saldhigga Booliiska degmada Boondheere si…