Guddoomiyaha Degmada Xamarjabab Oo Shaqada Laga Joojiyey Sheeko:Dalka Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyey guddoomiyaha degmada Xamarjabab ee gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in sababta ay tahay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Kulan Isugu Yeeray Golaha Amniga Qaranka Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan isugu yeeray golaha amniga qaranka, kaas oo lagu wado inuu dhaco dhammaadka April. Lataliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid ayaa bartiisa Twetterka…
5 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Farmaajo Ma Noqon Doonaa Madaxweynihii Ugu Dambeeyey ee Qurba-Joogta Soomaaliyeed? Marka hore waxaan ka cudo-daaranayaa qurba joogta Soomaaliyeed oo abaal badan dalka iyo dadka ku leh, dhibaatada uu dalka ku jiro iyo badbaadadiisana kaalin weyn ka ciyaaray naf badanna hantidooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalix Maxamed iyo lataliyaha madaxweynaha Yemane Gabreab ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho. Wafdiga waxaa garoonka Aden Cadde Int. Airport ku soo dhoweeyey wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tartanka Orodka Gaaban Oo Caasimada Muqdisho Lagu Qabtay Sanadkii Labaad Sanadkii labaad magaalada Muqdisho waxa ay mari gelisay la qabtay tartanka Orodka gaaban ee Muqdisho, iyadoo lagu maamuusayay Maalinta Isboortiga Nabadda iyo Adduunka, iyo maalinta Ciyaaryahanka Soomaaliyeed oo ku beegan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Maanta Su’aallo Weydiinaya Madaxda Laamaha Ammaanka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabtio ah waxaa la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda Muqdisho. Kulanka maanta ayaa ah mid lagu doonayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Wasiirada Oo Yeeshay Kulan Looga Hadlayey Ammaanka Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, Mahdi Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidamada Africa Ee Mareykanka Oo Qiray In Duqeymo Dhinaca Cirka Ah Ay Ku Dileen Dad Shacab Ah. Talisk Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa qiray in duqeyn cirka ah oo sannadkii hore lagu bartilmaameedsanayey kooxda Alshabaab ee Soomaaliya lagu dilay laba qof oo shacab ah waxaana jirta in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka DFS Oo Qabtay Shaqsi Ka Tirsan Al-shabaab Howlgal ay Ciidamada DFS fuliyeen 5-tii bishan April ayaa lagu soo qabtay shaqsi ka mid ahaa Al-shabaab ,kaas oo la sheegay inuu u qaabilsanaa ururkaasi ku xirista walxaha qarxa ee…