Kheyre Oo u Safraya Mareykanka Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheye ayaa saacadaha soo socda u safraya dalka Mareykanka. Waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha dowladda federaalka ah. Ujeedka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo 3 Xildhibaan Wasiirro Ka Dhigey, 50 Xildhibaan in Ka Badan Ayaa Xukuumaddiisa Ku Jirta Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Xasan Kheyre ayaa maanta waxaa xukuumadda ku daray 3 xildhibaan. Xubnaha La Magacaabey: Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka Xildhibaan Sadiiq Xirsi…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallinkii Hore Qaranka Ghana Bashir Hayford Oo Loo Magacaabay Xulka Soomaaliya. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xulka qaranka Soomaaliya ay u magacaabeyn Bashir Hayford oo u dhashay dalka Ghana wuxuuna xilka ka badalay Macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Taliska Booliiska Oo Sheegay Iney Qabteen Hub Badan Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho kusoo qabteen hub aad u badan oo dhulka lagu aasay. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Oo Xildhibaannada Ku Tilmaantay Koox Rabto Iney Dhagar-qabayaashu Helaan Xogta Qaranka Wasaaradda amniga qaranka oo ka hadashay kulankii sabtidii ay golaha shacabka ugu yeereen hey’adaha amniga ayaa ku tilmaantay in ay xildhibaannada ay doonayeen in kor loola jahro xogaha amniga qaranka.…