Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Ujeedka Safarkiisa Imaaraadka Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safarkiisa ugu horeeyey dibadda uga baxay dowlad goboleedka ayaa sheegay inuu Imaaraadka oo ah wajhadiisa uu kala soo hadli-doono xiriirka labada dhinac, xoolaha… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Diyaar Ma U Yahay in Uu Ka Faa’ideesto Maskaxda Qurabjoogta Ee Bartay Xirfaddaha Isboortiga Iyadoo xulka qaranka dalkeena Soomaaliya uu koboc iyo natiijo wanaagsan kasoo hooyay tartamada qaarada Afrika sanadii 2018 waxaa jira dalbyo ku aadan macalimiin doonaysa hogaaminta ciyaartooyda xulka waxaana qeyb ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Waa Inay Dib U Eegtaa Xeeladaha Looga Hortago Weerarrada Argagixiso Si Wax Looga Qabto Xadgudubyada. Afar sano ka hor bishaan oo kale, dagaalyahanno hubeysan ayaa weeraray Jaamacadda Garissa iyagoo dilay 147 qof oo u badnaa arday. Wuxuu ahaa mid ka mid ah weerarradii ugu xumaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Yariisow: Haddii Siyaasiyiinta Ka Qeybgali Lahaayeen Tartanka Orodka Ma Dhacayn Wixii Sabtidii Baarlamaanka Ka Dhacay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Injineer C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya haddii ay ka qeybgali lahaayeen tartankii Oradka ee Jimcihii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xuseen Macallin “NISA Sharci Ma Ahan” (Muuqaal) Mid ka mid ah dadka ka faalooda amniga ayaa sheegay in hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka (NISA) aysan sharci ku dhisneen, taasina ay qeyb ka tahay amni darrada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Eedeeyay Xukuumadda Biixi Xisbiga wadani ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi ay xad-gudub ku sameysay hoggaanka xisbigooda, islamarkaana ay bilowday qorshe fowdo looga abuuray Somaliland. Afhayeenka xisbigaasi, Barkhad Batuun oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga “Dowladda Haka Laabato Go’aanka Ay Ku Xirtay Waddooyinka Muqdisho” Sidaasi Waxaa Yiri… Aqoonyahan Nuur Sheekh Cali oo ka faalooda arrimaha ammaanka ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo u badan ammaanka dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid “Haddii Aanu Dastuur Jirin Walaahowga Aan Ku Noolnahay Kama Baxayno” Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in muhiim ay tahay qabyo tirka dastuurkan si looga baxyo caqabado badan oo hadda jira. Guddoomiyaha guddiga, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waa in Xuquuqaha La Leeyahay La Kala Helo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya looga baahan yahay dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee dalka u yaalla. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Garoowe: Shir Maanta u Furmaya Goleyaasha Sharci Dejinta Ee DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu ka furmo shirka Shanaad ee goleyaasha sharci dejinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.…