Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Hoggaaminaya Wafdiga Soomaaliya uga Qeyb-galaya Shirka Guddoonnada Baarlamaannada Adduunka. Sheeko:Dalka Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka qayb galay shirka midowga Baarlamaannada… 1 daqiiqo
9 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Goobjoog Oo Soo Aruurisay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Dalka Iyo Bishii Maarso 2019 01-Maarso 2019-Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada MuqdishoI Eng.Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Guddomiye ku xigeenka Maamulka iyo maaliyadda Xuseen Maxamed Nuur ayaa kormeer ku tagay dhismaha ka Socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in qaab beeleed ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Soomaali Mareykan Ah Oo Maanta Lagu Maxkamadeyn Doono Dalka Mareykanka. Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka inay ka billaabato qeybtii koowaad ee maxkamad ka dhan ah Maxamuud Nuur oo ah askari ka tirsanaan jiray boliiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah. Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Maqaamka Muqdisho Ka Dhex Bilaabatey Golaha Wasiirrada XFS Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo isniintii shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta ka socday hay’adaha iyo wasaaradaha halbeegyada ku leh tubta siyaasadda…