Sidee Lagu Soo Daayey Maxbuus 84 Maalin Xirnaa?!! Sheeko:Dalka Hey’adaha garsoorka dalka ayaa maanta soo daayey Cabdi Salaam Xuseen Muuse oo saaka ay xaaskiisa u sheegtay warbaahinta Goobjoog inuu iska xirnaa muddo 84 maalin ah. Saynab Xasan Maxamed oo … 3 daqiiqo
8 daqiiqo Sheeko:War MAXAA HORTAAGAN DHISMAHA CIIDANKA QARANKA SOMALIA? Maalmahaan waxaan akhrinaayay qoraalladii laga diyaariyay waxyaabaha keenay fashilka dhismaha ciidan qaran oo iskudhafan. Ka soo bilow 2008 ilaa 2019, waxaa jiray iskuddayo xoog badan oo beesha caalamka ku doonaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekada Bajaajlihii La Dilay, Cayaar-yahan Ayuu Ahaa, Akhriso Sida uu Bajaajta Ku Helay Deeq Fooley Cabdullahi Baaslaawe oo ahaa Bajaajle ay maanta ciidamada dowladda ku dileen Howl-wadaag waxaa uu ahaa cayaar-yahan. Sida uu Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Booliiska Dowladda Soomaaliya Oo Si Naxariis Darro Ah u Dilay 2 Dhalinyaro Booliiska dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka dilay 2 dhalinyaro ah, oo mid yahay wadaha gaariga Bajaaj-ta. Darawalka oo ahaa Deeq Fooley oo ahaa wiil da’ yar oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya iyo Soomaaliya Oo Ka Wada-shaqeynaya Sii-deynta Dhakhaatiir La Afduubtey Labo dhakhtar oo Cuban jimcihii lagu afduubtay xadka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana socda dadaallo ay wadaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya oo lagu baadi-goobayo, laguna sii-deynayo. Afhayeenka Boliiska dalka Kenya Charles…