Beyle: Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Raysulwasaare Khaire: 9million oo doolar ayaan bishii ku bixinaa amniga! Markii aad rabto in aad xaqiiqada dalka ogaato waxaa la dhagaystaa hadalada ama khudbadaha madaxda Soomalidu ay u jeediso ajaanibta maxaa yeelay inta badan ajaanibta waliba caddaanka reer galbeedka run…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Sameeyey Xil Ka Qaadis iyo Magacaabis Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta sameeyey xil ka qaadis iyo magacaabis. Arrintan ayaa saameysay wasiirrada iyo safiirka Itoobiya. Halkan Ka Soo ka Akhri Wareegtada: Wareegto Madaxweyne Xil ka Qaadis…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macalinkii Puntland U Qaaday Koobkii Maamul Goboleedyada Oo Loo Mgaacaabay Xil Cusub Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Puntland Jaamac Faarax Muuse ayaa wareegto kasoo baxda xafiiskiisa lagu qeexay in guddomiyaha xiriirka kubbadda cagta Puntland loo magacaabay Maxamed Cali Ciise (Ciiro) oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyey Somaliland Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa jimcihii duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland. Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha Booliska Soomaaliyeed: Askarigii dhib u gesyta qof shacab ah maheli doono gabaad Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ka hadlay Dhacdooyinkii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu raad-joogo askarigii ka dambeeyey falkii shalay, kaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tartankii Iskuullada ee GOOL FM Cup oo la soo gabagabeeyey… + SAWIRRO Waxaa la soo gabagabeeyey tartankii Iskuullada ee ay qabanaysay Idaacadda Gool FM, kaasoo loo bixiyey GOOL FM Cup. Tartankan ayaa u dhexeeyey 32 iskuul oo ku yaala caasimadda waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Annagu Ma nihin Keligiis Taliye…. Haddana ummada Soomaaliyeed waa na Taageersan Yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo sabtidii ka hadlayey ayaa ku doodey in dowladdiisa aaney kaliigii talis aheyn, isla markaana uu ku yimid rabitaanka umadda. Farmaajo oo arrintaasi ka hadlayey…