Xildhibaan Fiqi Oo Ka Hadley Kulankii Amniga, Hadalkii Madaxweynaha iyo Arrimo kale, Wareysi Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la hadlay Goobjoog News, kana warramay shirkii shalay su’aalaha lagu weydiinayey madaxda hey’adaha amniga… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Muqdisho Oo Aan Shaqeyn Saddex Cisho Warar aanu ka helay dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in aaney shaqeyn muddo saddex cisho, waxaana ka soo baxaya sababo kala duwan. Shirkado ay ka mid yihiin CMA iyi MSC ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Garsoorayaasha Kubbadda Cagta Oo Tababar Uga Furmay Magaalada muqdisho Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa tababar dhanka garsoorka magaalada muqdisho uga furay garsoorka kubbadda cagta, waxaana furitaanka kasoo qayb galay Guddoomiye 1aad Xiriirka Cali Cabdi Maxamed iyo Xoghayaha Guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Qoysas Ka soo Qaxay Sabiib iyo Caanoole Oo Qaarkood u Dhintay Shuban Biyood Qoysas dhowaan ka soo barakacay deegaannada Sabiib iyo Caanoole Gobalka Shabeelaha Hoose oo soo gaaray dagmada Kaxda ee gobalka Banaadir kaam ku yaala waaxda 3aad ayaa ka cabanaya xanuuo faro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka: Guddiyada Amniga iyo Difaaca Oo Warbixin Laga Sugayo Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa guddiyada amniga iyo difaaca faray iney warbixin ka soo diyaariyaan kulankii shalay uu golaha la yeeshay hey’adaha amniga. Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo…