Guddoomiye Abshir Axmed oo qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub+sawirro Sheeko:Baarlamaanka Wafdigan ka socda midowga Yurub oo isniintii soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Guddoomiye kuxigeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Suuq Bacaad Koox hubaysan ayaa Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid waxa ay maanta ku dileen nin ganacsade ahaa oo ka mid ahaa dadka Suuqa ku shaqeysta. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Suuq…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xidigaha Xulka Qaranka Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaaray Kooxah Midnimo Iyo L.L.P Jeenyo Xidigaha xulka qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinayna ka qeyb galka tartamada qorshaysan sanada 2019 ayaa maalmihii lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo la dheelay kooxaha kubbadda cagta ee kala ah Midnimo iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Olole Ka Dhan Ah Xaalufinta Dhirta Oo Ay Ciidamadu Gacan Ka Geysteen Dadka ku nool deegaanka Xudun ee gobalka Sool oo kaashanaya wasaaradda deegaanka oo gacan ka helaya ciidama Milatariga Soomaaliland ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoos taga dagmada Xudun, kaas oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeysay Qabyaalad, Eex iyo Tixgelin La’aan Arrimo Banii’aadnimo Qoraal ay soo saareen dowlad goboleedka Hirshabeelle, oo ay heshay Goobjoog News waxaa ku xusan in ay qaadaceen go’aan ka soo baxay wasaaradda gargaarka, gaar ahaan barnaamij la xiriira arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 46 Dibad-baxe Oo Ku Eedeysan Dil, Dhac iyo Burburin Hantiyadeed Saldhigga degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa ka codsaday xeer ilaalinta iyo maxkamadda gobolka Banaadir in la siiyo 5 maalin oo ay ku soo baaraan dibad-baxayaal ku eedeysan dil, dhac…