Shirkii Amniga Ee Farmaajo Ku Baaqey Oo Fashilmay Iyo Xaaf, Madoobe iyo Deni Oo Nairobi Ku Shiraya Sheeko:Amniga Shirka golaha amniga ayaa mar kale ku fashilmay inuu qabsoomo kadib markii uu baaqday kulan lagu balansanaa inuu dhaco jimcihii, waana baaq kale ee uu madaxweyne Farmaajo u diro dowlad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Geeriyoodey, Madaxda Oo Ka Tacsiyeysay Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamuud Xirsi oo ahaa guddomiyihii hore baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland. Allah u naxariistee, Cabdi rashiid ayaa xilka kala duwan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Betroolka DF oo Isku Koobtay Wax Ka Bedelka Sharciga Shidaalka & Khubaro La Ceyriyey! Wasaaradda Betroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney isku koobtey wax ka bedelka sharciga shidaalka, iyada oo shirkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Djibouti…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Cayaaraha Fudud Oo Ka Qayb Galay Shirwaynaha 28-aad Ee Qaaradda Afrika magaalada Abidjan ee caasimadda dalka Ivory Coast waxaa ka dhacday shirwaynaha 28 ee xiriirada Cayaaraha Fudud ee qaaradda Afrika kaasoo lagu dooranayay hogaanka cayaaraha fudud ee qaaradda. Dooraashan waxaa Soomaaliya uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir Axmed: Wasiirka Waxbarashadu Go’aan kuma laha Maareynta Waxbarashada Puntland Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed oo ka hadlay muranka imtixaanaadka ee u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada JFS iyo dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Masar Oo Arrimo Badan Isku-afgartay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Si Kadis Ah u Tagay Deegaannada Sabiib iyo Caanoole Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah jimcihii ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyeyAlshabaab ayaa faray hay’adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka deegaannadan si…