Farmaajo: In Beesha Caalamka Loo Tago, Lagu Dacweeyo taasi Dumin weeye Sheeko:Dalka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa oo maanta ka hadlayey kulan culimada Soomaaliyeed ah oo ku saabsan amniga iyo dib u heshiisiinta ayaa sheegay sida uu u arko in mucaaradka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Ka Dhacay Sh/hoose Iyo Ciidanka DFS Oo Howlgallo Wada (Dhageyso) Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in Labada qarax lala eegtay askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Qaraxyadan ayaa ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dab Ka Kacay Bakhaar Hubka Lagu Keydiyo, Mudug (Dhageyso) Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dab xooggan oo saakay ka kacay bakhaar hubka lagu keydiyo kaasi oo ku yaalla deegaanka Docol ee gobolka Mudug. Dabkan oo loo maleynayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ilowday Agoontii Xoogga Dalka (Dhageyso) Dowladda federaalka ayaa u muuqata mid aan weli waxbo ka qaban cabashada ay soo jeediyeen agoonta ciidanka xoogga dalka oo muddo Afar bil ah aan wax gunno ah ka helin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Beled Xaawo Oo Ka Cabanaya Xadka Ay Kenya Xiratay Waxaa gebi ahaanba istaagay isku socodka ganagsiga iyo dadka dagmada Balad-xaawo iyo Kenya ka dib markii dowladda Kenya ay xirtay xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Zaytuun Maxamed Cali oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Mareykanka Fuliyeen Oo Lagu Dilay 2 Sarkaal Oo Al-shabaab Ah Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay iney duqeyn ka fuliyeen gobolka Jubbada hoose gaar ahaan Jamaame iyaga oo halkaasi ku dilay 2 ka mid ah Al-shabaab. Mareykanka waxaa ay ku doodeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo shaacisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee 2018/19 Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka imtixaanka ardayda Fasaladda 12-aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan 2018/19, ee galidoono Imitixaanka Shahaadiga ah. Sidoo kale,…