Akhriso: Khudbadihii Jawaari, Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif Ee Xafladda Daah-furka Xisbiga Himilo Qaran Sheeko:Dalka Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacdey xafladda daah-furka xisbiga Himilo Qaran, waxaana ka soo qeyb galay xisbiyada siyaasadda iyo mas’uuliyiin ka socotay beesha caalamka. Aden Madoobe oo horay u soo… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Cusub Oo Maanta Ku soo Biirey Golaha Shacabka Ilaa saddex kursi oo doorashada xildhibaannada golaha shacabka ah ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Ilaa hadda waxaa soo baxay labo xildhibaan, oo kala baday taliyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Shacabka Oo u Baaqdey Kooram La’aan Kulankii maanta ee golaha shacabka BF waxaa yimid ilaa 128 xildhibaan, taas oo ka yar tirada loogu talo-galay inuu kooramka ku furmo. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal oo kulanka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadaha Hormuud Iyo Somtel Oo Qiimo Ahaan Qalabka Ay Kenya Ka Burburisay Ku Sheegay $2,493,410,76 Guddiga warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta ee golaha shacabka BF ayaa todobaadkan golaha waxaa uu hordhigay warbixin la xiriirta khasaaraha ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Kenya ay u gesyteen shirkadaha Hormuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Sheegay In Wax Badan Laga Qabanayo Ammaanka Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan ammaanka magaalada Muqdisho. Yariisow ayaa sheegay in ahmiyad weyn ay siin…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baardheere: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Walxaha Qarxa Ciidanka Nabad sugidda ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxay ku sheegeen iney ku qabteen walxaha qarxa. War kasoo baxay taliska nabad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka: Dood Ka Taagan Soomaalidii Lagu Dilay Habeenkii Black Hawk Down Qaar ka mid ah askartii Mareykanka ee ka qeyb gashay dagaalkii Muqdisho ee October 3 ama “Black Hawk Down” ayaa weerar afka ku qaadey Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Maanta oo Sabti ah, xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii caadiga ahaa waxa ay ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka maanta ee xildhibaannada golaha shacabka ayaa…