Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Sheeko:Amniga Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhaawacantay qarax Miino oo maanta ka dhacay deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho. Sida ay goob joogayaal inoo sheegeen, gaari ay la socdeen ciidamo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Xiriirka Kubbadda Cagta Diyaar Ayuu U Yahay In Uu Soo Dhaweeyo Shaqsi Katsa Oo Doonaya Hogaaminta Xulka Qaranka”Jamaal Xaashi Xulka qaranka Soomaaliya ayaa anadkii lasoo dhaafay 2018 markii ugu horeesay gaaray Fiinaalka tartanka da’yarta 17-jirada ee ka dhacay wadanka Burundi ciyaatooyda Soomaaliya ayaa bishii April 2018 kulankii ugu dambeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Sheegay In DFS Daacad Ka Ahayn Dhammeystirka Dastuurka Qabyada Ah Daahir C/qaadir Muuse Ciiro oo ka mid ah xildhibaannadii hore ee baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo aanay daacad ka ahayn dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi C/raxmaan Daqare “Madaxda Soomaalida Khilaafkooda Haku Xalliyaan Dalka Gudahiisa” C/raxmaan Daqare oo ka mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ugu baaqay madaxda iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed in wax walbo oo ay kala tabanayaan muhiim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani “Puntland Waxay Walwal Ka Qabtaa Habka Wadashaqeynta Iyo Dalka Sida Loo Maamulayo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay qabaan walwal xooggan oo ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka. Wuxuu sheegay iney ka walwalayaan habka…