Shirweyne Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirweynaha Badqabka Fikirka iyo la dagaalanka Xagjirnimada. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo hadal… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdullaahi Xasan Maxamed Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Cabdullaahi Xasan Maxamed Cali ayaa loo heysta dilka wada gaari dad-weyne oo marayay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan Siinka Dheer iyo dhaawaca qof rayid ah oo kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan C/fitaax “Dowladda Iyadaa Diidday In Siyaasiyiintu Ku Shiraan Muqdisho” (Video) Dr. C/fitaax Ismaaciil Daahir oo mudane ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka xisbiga UPD oo wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu kaga hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Cali Saciid: Madaxda Dowladda Ha Ogolaadaan In Siyaasiyiinta Ku Shiraan Muqdisho Aqoonyahan Cali Saciid Maxamuud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda looga baahan yahay in siyaasiyiinta u ogolaato iney shirar ku qabsadaan magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dhallinyaro Ku Xiran Tanzania Oo Baaq u Diray DFS Ehlada dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Tanzania ayaa ka codsaday DFS in loo soo daayo dhallinyaradaasi. Dadkan oo soo booqday Goobjoog ayaa sheegay in dhallinyaradan ay aad u dhibban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Iyo u Diyaar-garowga Ramadan Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa haatan waxa ay wadaan diyaar garow ballaaran oo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadan oo maalmo qura inaga xigaan. Xarumaha ganacsiyada ee magaalada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Booliiska Oo Xiray Dhallinyaro Looga Shakiyey Kamid Ahaanshiyaha Al-shabaab Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho iyo sidoo kale duleedyada magaalada. Zakiya Xuseen Axmed,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Muqdisho Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ammaanka lagu xaqiijinayey ka sameeyeen xaafado ka mid ah degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Waxay ciidankan qabteen dhallinyaro badan oo ay isugu…