Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta diiwaan-geliyey xisbi siyaasadeed cusub oo la magac baxay xisbiga awoodda shacabka (People’s Power Party). Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka qaran Xaliima Ibraahim Ismaaciil ayaa shahaadada…