Day: May 5, 2019
-
Wararka Dalka
Shirka DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe
Shirka dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Shirkan waxaa furay…
Read More » -
Gobalada
Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo Oo Maanta Booqanaya Hargeisa
Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa maanta booqasho ku tagaya magaalada Hargeisa, Obasanjo waxaa uu madax ka yahay hey’ad…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhagayso: Wasiirka Amniga Jubbaland oo Ku Amray Ciidamada Amniga Iney Kordhiyaan Shaqadooda Inta lagu Guda Jiro Ramadaanka
Dhageyso wasiirka wasaaradda amniga maamulka Jubaland oo sheegay in inciidanka looga baahan yahay in shaqada ay hayaan ay laba jibaaraaninta…
Read More » -
Wararka Dalka
Xildhibaan ka Tirsan Dalka Sweden oo Sheegay iney Dhexdhexaadinayaan Soomaaliya iyo Somaliland
Somaliland ayaa Soo jeedisay in dalka Sweden u ka qayb qaato dhexdhexaadinta wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, oo dhowr sano hakad…
Read More » -
Wararka Dalka
SWITZERLAND OO WADAAD MUSAAFURISAY.
Wadaad Muslim ah oo sannadkii 2017 lagu helay falal uu ku kicinayo rabshado dalka Switzerland ayaa ugu dambeyn la musaafuriyey…
Read More »