Day: May 6, 2019
-
Puntland
Maalintii 2aad: Wararka Shirka Garoowe
Waxaa magaalada Garowe ka soconaya maalintii 2aad shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleeyda iyo maamulka gobolka Banaadir.…
Read More » -
Ciyaaraha
Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Daah Furay Tartanka Iskuulada Gobolka Banaadir 2019
Xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa sanadkii afaraad caasimada Muqdisho ka furay tartanka kubbadda cagta Iskuulada Gobolka Banadir oo ay ka…
Read More » -
Wararka Dalka
Askari Dadka Ku Dhici jiray Shaatiga Ciidamada Amniga oo La Xukumay
Dable Axmed Maxamed Xuseen oo katirsan ciidamada amniga gaar ahaan boliska ayaa siyaaba kala duwan dhac ugu geystay dad rayid…
Read More » -
Ciyaaraha
25 Sano Ka Dib Kooxda Kubbadda Cagta Rajo Oo U Soo Gudbay Horyaalka Somalia Premier League
Xidigaha Rajo Football Club iyo Gees Afrika ayaa kulan ciyaareed xiiso badan oo loogu soo baxayay ka mid noqshada horyaalka…
Read More » -
Wararka Dalka
Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka DFS Oo Sheegtay Inuu Yaraaday Dhimashada Hooyada Iyo Dhallaanka
Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Saciid oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog ayaa wuxuu sheegay…
Read More » -
amaanka
Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmada Hodon Ee Muqdisho
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo howlgallo joogta ah habeennadan ka wada magaalada Muqdisho ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen degmada…
Read More » -
Wararka Dalka
QM Oo Fariin u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed
Sii-hayaha Madaxa Xafiiska Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ahna Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,…
Read More » -
Wararka Dalka
Soomaaliya Iyo Masar Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirkooda (Sawirro)
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa shalay oo Axad ahay ah ku qaabilay dhismaha Wasaaradda…
Read More » -
Wararka Dalka
Maalinta Koowaad Ee Ramadan Oo Maanta La Sooman Yahay
Maanta oo Isniin ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka ah waxaa laga sooman yahay maalinta Koowaad ee bisha barakeysan ee…
Read More » -
Wararka Dalka
Barri Oo Laga Soomayo Soomaaliya iyo Guud Ahaan Dnida Muslimka ah
Maalinta barrito oo ah maalinimo Isniin ah ayaa laga Soomayaa iyo dunida Muslimka ah ka dib markii bisha Ramadaan cawa…
Read More »