Shaqsi Loo Heysto Inuu Hubka ka Iibin jiray Alshabaab Oo Maanta la Xukumay Sheeko:Dalka Cadow Cabdulle Axmed (Carab) ayaa loo heystaa u daabulidda hubka iyo rasaasta nuucyadooda kala duwan Maleeshiyada Alshabaab, Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku dhigay, wixii xilligaasi ka dambeeyay Hey’adaha baarista ayaa… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawal Mooto Bajaajle Oo Maanta Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto bajaajle ah ayaa maanta lagu dilay Isgoyska Tarbuunka ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, kaddib markii askari ka tirsan ciidanka dowladda oo rasaas ku furay. dilka darawalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sharciga Batroolka Oo D. Goboleedyada Diideen Oo Laga Doodayo Iyo Wasiirka Oo Aan Wax Ka Weydiinney Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha xalay loo diray xildhibaannada waa akhrinta sharciga Batroolka oo dhowaan ay xukuumadda federaalka ah…