Ciidamo Ku Dagaalamay Gudaha Garoonka Magaalada Kismaayo Sheeko:Dalka Israsaaseyn xoogan oo u dhaxeysay ciidan hubeysan oo ayaa maanta ka dhacday gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Israsaaseyntan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidanka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Muxuu Yahay Qorshaha Safarka Guddomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ee Puntland Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi uuu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee maamulka Puntland waxaan kaga sii horeeyay Jamaal Xaashi Tuure oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiir Bayle Oo Shaaciyey Waqtiga La Qabanayo Shirka Deyn Cafinta Soomaaliya Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Bayle oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waqtiga la qaban doono shirka deyn cafinta Soomaaliya. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Ka mid ah Baraha internetka ee 26-ka wasaaradood Waxey Ku Qoran Yihiin af Ingiriisi, Wasaaradda Isgaarsiinta Daraasad ay sameysay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa lagu ogaaday in baraha internetka ee wasaaradaha dawladda ay intooda badan ku qoran yihiin af Ingiriisi, halka afka Soomaaliga uu yahay…
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Aqriso-Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ciyaaraha Soomaaliya Iyo Bishii April 2019 aqristayaasha ku xeran Goobjoog News waxaan idin soo aruurinay dhacdooyinkii ugu waaweynaaa ciyaaraha Soomaaliya horayna waxaa idinku soo bandhigay saddexdii bil ee ka horeesay bisha April ee 2019. 01-April 2019-Wasaarada Ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Garoowe Oo Maalintii 5-aad Galay Shirka magaalada Garoowe uga socda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa galay maalintii 5-aad iyada oo aan wax la taaban karo la qaban. 2-badii maalin ugu dambeysay waxaa lagu…