Day: May 10, 2019
-
Wararka Dalka
Qarax Gaari Oo Caawa Muqdisho Ka dhacay
Qarax gaari ayaa waxa uu ka dhacay meel u dhaw xarunta danbi baarista ee CID ee dagmada hodan ee gobalka…
Read More » -
Wararka Dalka
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf
Ra’iisul Wasaaraha kuxuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Xasan Cali Khayre ayaa tacsi u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Read More » -
Wararka Dalka
Madaweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Read More » -
Wararka Dalka
Maamulka Jubbaland Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyay Dhacdadii Garoonka Kismaayo
Dowled-gobaledka Jubbaland ayaa war-qoraal ah ka soo saaray dhacdadii shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta maamulkaasi, ka…
Read More » -
Wararka Dalka
Xildhibaanada Beesha Direed BF Oo Cabasho ka Muujiyay Shirka Garowe
Xildhibaanada Direed ee ku jira labada Gole Baarlamaanka JFS oo war-murtiyeed ka soo saaray shirka Garowe ee oo ay ka…
Read More » -
Wararka Dalka
Dowladda Kenya oo joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi
Dowladda Kenya ayaa qoraal shalay gelinkii dambe ay soo saartay ku joojisay Duulimaadyadii tooska ahaa ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi.…
Read More » -
Wararka Dalka
Wasiir Saadiq Warfaa iyo safiirka Talyaaniga oo Muqdisho ku kala saxiixday labo heshiis
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Saadiq Warfaa iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya ,Carlo…
Read More » -
Uncategorized
Soomaaliya: Isticmaalka Tiknoolajiyadda Oo Saameysay Dhinacyo Badan
Dunida aynu ku noolnahay Tiknoolajiyaddu waxa ay uga jirtaa dhinac waliba oo nolosha aadamaha ah ayadoo marba marka ka danbeyso…
Read More »