Ciidamada Ammaanka Oo Duleedka Muqdisho ku Qarxiyay Miino Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federalka Somaliya ayaa maanta deegaanka Waydow ka soo saaray Miino tankeeda uu yahay mid aad u culus. Miinadan ayaa waxaa lagu aasay laamiga dhinaceeda, waxaana hawlgal Ciidamada ay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Oo Nasiib Darro ku Tilmaamay Fashilkii Shirkii Garowe Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan golaha shabaka ayaa ka hadlay shirkii maalmahan ka socday magaalada Garowe kaas oo ku soo dhamaaday is afgaranwaa . Xildhibaan sakariye ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Ka Socotay Iskuulka Indhoolayaasha Al nuur Oo Maanta Ka Qeyb Gashay Imtixaanka Qaranka Ka dib burburkii dowladdii dhexe ardayda araga La’ waxa ayna u fariisteen imtixaanka qaran ayagoona qeyb ka noqday 31.500 oo arday oo maanta u fariistay Imtixaanka ay qaadayso wasaaradda waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dastuurka Galmudug: Xil-heynta Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Waa 4 Sano Oo Bilaabaneysa March 2018 Sida ku qoran dastuurka Galmudug oo nuqul ka mid ah ay heshay Goobjoog News muddada xil-heynta madaxweyne Axmed Geelle Xaaf iyo baarlamaanka isku dhafka ah waxaa ay ka bilaabaneysaa 26/03/2018…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Garoowe Uga Socday Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo Fashilmay Shirkii wadatashiga ee Garoowe uga socdey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ayaa fashil ku dhammaaday. Shirkan oo socday muddo 6 maalin ah ayaa lagu waday in looga hadlo arrimaha…
3 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ku Sugan Galmudug Guddoomiyaha xiririka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa 9-May gaaray magaalada Garoowe ee maamulka Puntland,iyagoo la kulmay mas’uuliyeenta xiriirka kubbadda cagta iyo wasaarada ciyaaraha bwaxayna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Ka Badan 30-kun Oo Maant u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiga Sare Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka,kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka Soomaaliya. 31,500 oo Arday ayaa u fariisinaya Imtixaankaasi,taasi oo ah tiradii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Qaadhacay Shirka Garoowe , Kismaayo ayuu Tagay Wararka ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Garoowe uu ka socdey shirka dowladda dhexe iyo kuwa xubnaha ka ah ayaa sheegaya inuu saaka dhoofay madaxweynaha Jubbalanad Axmed Mdoobe, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Shirkii Garoowe Waa Fashilmay Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay saacadihii la soo dhaafay ku sheegtay inuu fashil ku yimid shirkii Garoowe, ee u dhaxeeyey dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah.…