Day: May 14, 2019
-
Wararka Dalka
Wasiir Goodax Oo La Kulmay Daladaha Waxbarasho Iyo Maamulka Gobalka Banaadir
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa shir gudomiyay shir dag dag…
Read More » -
Wararka Dalka
Somaliya Oo Ka Gudubtay Wajiga Saddexaad ee Barnaamijka Deyn Cafinta
War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay…
Read More » -
Uncategorized
Gabar Soomaali 16 Sano Jir ah Oo Shaqo Adag Ka Qabatay Wadanka Norwey
Sumaya Shidane waa gabar soomaaliyeed oo 16 jir ah kuna nool Magaalada Ovrhalla ee gobolka Trøndelag. Waxay kamid tahay garsoorayaasha…
Read More » -
Gobalada
Madaxweyne Deni: Dowladda Federaalaka ah waxaa Ay Ka Cago-jiideysaa Federaaleynta Dalka
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo xalay ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan shirkii Garoowe iyo wixii ka dhacay. Mr.…
Read More » -
Wararka Dalka
Duqa Muqdisho Oo Fal-danbiyeed Ku Tilmaamay Imtixaanka la xaday
Duqa magaalada Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda…
Read More » -
amaanka
Khasaare Ka Dhashay Weerar Lagu Qaadey Xarunta Wardhiigley, Qaraxii 3aad ee Ramadaankan
Booliiska gobolka Banaadir ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey iney dhimasho iyo dhaawac ka dhasheen qarax gaari oo lala eegray xarunta…
Read More » -
Wararka Dalka
Aragtida Xisbiyada Ee Ku Aaddan Doorashooyinka Dalka (Akhriso)
Xisbiyada kala ah Ilays, NDP, UPD, Wadajir & NPP ayaa si wadajir ah usoo saaray qoraal ay kaga hadlayaan aragtidooda ku aaddan…
Read More » -
Wararka Dalka
Ardayda Oo Ku Baaqay In Shaqada Laga Ceyriyo Wasiir Goodax
Dibadbaxyada ay dhigayaan ardayda Dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho ayaa ku fidey meello badan oo magaalada ah, waxaana daqiiqadba daqiiqadda…
Read More » -
Wararka Dalka
DEG DEG: Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalada Muqdisho
Kumanaan arday ah ayaa goor dhow waxa ay dibadbaxyo ka bilaabeen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho qaarkood, sida wadada wadnaha.…
Read More »