Villa Somalia Oo Yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2 Sano ah Sheeko:Dalka Villa Somalia ayaa waxaa loo magacaabay agaasime cusub Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) kaas oo baday agaasimihii hore marwo Aamina Saciid Cali Villa Soomaaliya ayaa yeelatay Agaasimihii 5-aad Muddo 2… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Agaasime Cusub U Magacaabay Madaxtooda Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan maanta u magacaabay Dr. Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Sh/Dhexe Oo Shaqo Joojin Ku Sameeyay Gaadiidka Muqdisho Iyo Jowhar Maamulka Gobalka Sh/dhexe ee Hirshabelle ayaa shaqa joojin ku sameeyay dhamaan gaadiidka qaada dadweynaha kuwaas oo istaacmaala inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar wadada xariirisa. Sababaha gaadiidkaan shaqada looga hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF: Soomaaliya Waxaa ay u Gudubtey Wejiga 4aad ee Barnaamijka SMP War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa lagu sheegay in hey’adaha dowladda federaalka ah ay ka soo baxeen shuruudihii barnaamijka SMP3, la iskuna afgartay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta Gareen “Shirkii Garoowe Arrimo Muhiim Ah Ayaa Looga Hadlay” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in shirkii fashilmay ee Garoowe uu isaga aragti ahaan qabo in uu ahaa mid wanaagsan oo arrimo badan looga hadlay. Wuxuu…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose.…