Nin Ganacsade ah Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Sheeko:Dalka, War Nin ganacsada ah ayaa lagu dilay galinkii danbe ee maanta goob ganacsi oo uu ku la haa is goyska X Koontarlool Afgooye ee duleedka magaalada caasimadda Muqadisho. Dilka ayaa waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarrakada Alshabaab Oo Lacag Madax-furasho Ah Ka Dalbatay Dhaqaatiir U Afduuban. Xarrakada Alshabaab oo la tuhunsan yahay inay ka afduubteen Kenya laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba ayaa hadda dalbanaya lacag madax-furasho ah oo gaareysa $1.5 million) Dalabkaan madax-furasho ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Go’aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:- Soo saaridda iyo dhoofinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Fashilka Shirkii Garoowe, Arrinta Galmudug Iyo Doorashooyinka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey munaasabadda 15-ka MAY maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kaga hadlay arrimo aad u badan. Madaxweynaha ayaa soo hadal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Haduu yahay Dowlad Goboleed Ama Dowladda federaalka Xaqiiqatan ma Dooneyno Hal Maalin in lagu Daro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey munaasabadda 15-ka May ayaa ka hadlay shirkii Garoowe isaga oo soo qaatey arrimo ay isku fahmi waayeen dowladda dhexe iyo dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo “Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa qabyaaladda ay ka fogaayeen iyo sida ay u aaminsanaayeen midnimada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa ee aasaasay ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL. Madaxweynaha…