Madaxweynaha Deni Oo Furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe Ee Punland Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladd-gobaledka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dugsiga sare ee Gambool ee magaalada Garoowe ku daah-furay Imtixaanaadka Shahaadiga ee dugsiyada Sare iyo dhexe ee Puntland, kaas oo ay u farisanayaan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Soo Gabagabeysay Ghageysiga Dacwadda Eedeysane Cali Maxamuud Axmed Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga eed ka dhan ah dable Booliis Cali Maxamuud Axmed oo 8-dii bishan Isgoyska Tarabuunka ku dilay Alle ha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in qarax Miino uu goor dhow ka dhacay halkaasi, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Sida uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha “Waan U Qalanaa Sanadkii 3aad Oo Xariir Ah In Aan Ku Guulaysano Horyaalka Soomaaliya”Yuu Cali Tababaraha kooxda kubbadda cagta Yuusuf Cali Nuur (Yuu-Cali) oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalanto hanashada horyaalka Soomaalya sanadkii 3aad oo xariir ah maadaama labadii sano…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macalin Taree“Xidigaha Xulka Qaranka Waxa Ay Soo Bandhigeen Qaab Ciyaareed Aad U Wanaagsan” Ciyaartooyda xulka qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya ka qeyb galka tartamo kala duwan ee sanada 2019 ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo la dheelay kooxaha waaweyn ee kubbadda cagta,iyagoo inta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay kulankooda 15-aad ee Kalfadhiga 5-aad ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa lagu soo wargeliyey in ajendaha kulankooda maanta uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SOMALILAND OO U DABBAAL-DEGEYSA MADAX-BANNAANIDEEDA AQOONSI LA’AAN. HARGEYSA, SOMALILAND—Maamulka sida iskiis ah goonida isu-taagay ee Somaliland ayaa maanta u dabbaal-degaya 28 sano guuradii kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqeen inay ka go’een Soomaaliya. Ma jiro dal illaa…