Wasiir Goodax Oo Putnland Ka Raali geliyay Hadal Hadal Uu Horay U Sheegay Sheeko:Dalka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa Puntland ka raali galiyay hadalkii gafka ahaa ee uu ujeediyay. Qoraal laga soo saaray Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Somaliya ayaa lagu sheegay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ku yeeshay Kalafadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad. Agendaha kulanka maanta ayaa ahaa Dhageysiga warbixinta Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Caawa Muqdisho Ka dhacay Qarax xoogan oo inta badan laga maqalay dagmooyinka qaar ee magaalada ayaa cawa waxa uu ka dhacay dagmada Xamar-weyne ee gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa ahaa gaari nuuca raaxada ah ayaa…
7 daqiiqo Sheeko:War Maxaan ka barannay Hanaanka hay’adaha dowladda? Waxaan halkaan ku soo koobaynaa dhowr cashar oo kookooban oo aan ku cabirayno waxyaabaha laga baran karo hanaanka hay’adeheenna Dowladda iyo sida ay u shaqeeyaan. Cashiradaani waxaa ay fikir guud…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 3 Ardey Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho Saddex ardey oo walaalo ah ayaa goordhow ku dhaawacmay deegaanka Ajibka oo ka tirsan Dharkenley ee magaalada Muqdisho. Ardeydan ayaa saarnaa gaari la rasaaseeyey, waxaana xabad heshay Hodan Daahir halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Puntland Ka Dalbaday Maxaabiis Is Dhaafsi Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhowaaqay iney diyaar u yihiin siideynta maxaabiistii ay ka qabteen ciidanka Puntland, kadib dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lafta-gareen: Waxaa La Gaaray Xilligii Al-shabaab Laga Xoreyn Lahaa Gobollada K/galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa si kulul wuxuu kaga hadlay xaaladda ammaanka ee deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo, gaar ahaan qaraxii shalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Baay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 48 Qof Oo u Dhimatay Shuban-biyood, WHO Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in shuban biyoodka uu soo ritay dad ka badan 7235, oo ay ku jiraan ilaa 46 u dhimatay. Wararka waxaa…