Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Madaxweyne Deni Uu La Qaatay Waxgaradka Iyo Ganacsatada Gobalka Mudug? Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada magaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay Nabadoonada iyo xubno ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug ee Putnland kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Kenya Ku Galay Baasaboorrada Kale, Waxay Magac Dileen Baasaboorka Soomaaliya Kadib markii dowladda Kenya ay dal ku gal u diidey siyaasiyiin Soomaaliyeed kuwaas oo sitay Baasaboorro diblomaasi ah ayaa waxaa dhacday in 3 ka mid ah sheegteen dalal kale, lana…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xooga Saarayo Dhismaha Ciyaartooyda Da’da Yar Xiriika kubbadda cagta Soomaaliya ayaa qaatay siyaasad ah horomarinta iyo fursad siinta dhalinyarada wax barata hadana jecel kasoo muuqashada ciyaaraha kubbadda cagta Soomaaliya sanadii 2016 markii ugu horeesay xiriirka waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi Oo Cadaadinta Muqdisho Gaarsiisey Meel Sare Iyo Villa Somalia Oo Aamusan Dalka Kenya ayaa 4-tii bil ee ugu dambeysay waxaa uu kor u qaadey cadaadiska uu ku hayo Soomaaliya, siyaasad iyo ganacsiba. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma Ogin Isbadal Ku Yimid Siyaasadda Socdaalka Kenya, Agaasime Koofi Oo Goobjoog u warammay Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Kenya ay la socodsiisey isbadal xagga socdaalka la xiriira, gaar ahaan dadka sita baasaboorrada diblomaasiga ah kadib markii ay Kenya soo celisay siyaasiyiin Soomaaliyeed, sidaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiintii Ay Kenya u Diiday Iney Galaan Dalkeeda Oo Kusoo Noqday Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib loogu soo celiyey mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, kuwaasi oo habeenkii xalay ahaa ku hoyday garoonka diyaaradaha ee Jomma Kenyatta kadib markii loo diiday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ANTONIO GUTERRES: SOOMAALIYA WAXAY SAMEYNEYSAA HORUMAR LAAKIIN WALI WAXBA LAGAMA QABAN XAG-JIRNIMADA Soomaaliya waxay horumar ka sameyneysaa dhismaha dowladnimada laakiin waxay wali la tacaaleysaa inay wax ka qabato xagjirnimada, argagixisada, dagaallada sokeeye, xasillooni darrida siyaasadeed iyo musuqmaasuqa sida lagu sheegay warbixin cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 QOF AYAA DHIMATAY MARKII ALSHABAAB AY WEERARTAY SALDHIG CIIDAN. 18 qof ayaa dhimatay markii xarrakada Alshabaab ay weerar ku qaadday saldhig ciidan oo ku yaalla koofurta Soomaaliya. Dadka geeriyooday waxaa ka mid ah 14 dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab…