Guddiga Madaxabanaan Oo Ka Dhamaaday Dib U Eegista Dastuurka Sheeko:Dalka Guddiga Dib-u- eegiska iyo Hirgelinta Dastuurka madaxabanaan ayaa 5-tii cutub ee ugu danbeysay waxa ay ku ku wareejiyeen Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka. Gudoomiyaha Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka federaalka… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Madaxweyne Deni Uu Kula Qaatay Dhiiga Xaaf Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Putnland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta waxaa uu madaxtooyada Putnland ee Gaalkacyo uu ku qaabililay dhigiisa maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf. Kulan labada Madaxweyne waxaa qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Marxuum Xuseen Ceelaabe Faahiye Waxaa maanta qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Xuseen Ceelaabe Faahiye oo horay u soo noqday xildhibaan, soona qabtay dhowr wasaaradood. Tan iyo xiliggii dowladdii Siyaad Barre waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Jawaabtay Cadaadiska Kenya Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay cadaadiska dalka Kenya ay saareen siyaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhanka safarka, wasiirro iyo xildhibaanno lagu xanninabay garoonka JK, baaritaannada lagu sameeyo Soomaalida safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay X control, Afgooye wararka naga soo gaarayo degmada Dharkenley ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya inuu goordhow ka dhacay Qarax inta u dhaxeyso X control Afooye iyo Isgooyska Xoosh. Qaraxa ayaa ahaa qarax Miino …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Ee Qaraxa Godka Jilicow Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 10 kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo goordhaw ka dhacay bar kontorool, afaafka hore ee godka Jilicow ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay nawaaxiga Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari, wuxuuna ku qarxay koontarool ku dhow xarunta…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Ansixintii Golaha Shacabka Ee Sharciga Batroolka Kadib, Maxaa Xiga? Dawladda Federaalka waxay isniintii ka gudubtay caqabadii ugu weynayd ee dhanka horumarinta shidaalka lagu tuhmo Soomaaliya. Lagu tuhmo ayaan lee yahay, ma jiraan ceelal la qoday oo shidaal ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ku qaadeen gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska ee dowlad goboleedka Puntland. Weerarkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Beeleed Ka Jirta Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay maanta ka taagan tahay xiisad u dhaxeysay Labo beel oo halkaa wada dega. Xiisaddan ayaa si…