Madaxweyne Dani “Ciidanka Waajib Ayaa Ka Saaran Sugidda Amniga Gobolka Mudug” Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay saraakiisha ciidamada Booliiska ee gobolka Mudug iyo waxgaradka gobolkaasi ayaa sheegay in waajib ka saaran yahay ciidamada iney sugaan ammaanka guud ee gobolkaasi.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadli Doonaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Maanta oo Arbaco ah ayeey xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya waxa ay kulan ka mid ah kuwooda caadiga ah ku leeyihiin xaruntooda Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Ma Jirto Diblomaasiyiin Soomaaliyeed Oo Aan U Diidnay Dal KuGalkeena Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay hadallo sheegaya in saraakiil ka tirsan garoonka magaalada Nairobi ay u diideen saddex qof oo Soomaali ah kuwaasoo haystay Passporka Diblomaasiga dal-ku-galka Kenya maalintii Isniinta.…